Munaasabad Loogu Gurmanayo Dadka Dhimirka Ka Xanuunsan oo Lagu Qabtay Greenwich.

Ururka caawiya dadka dhibirka ka xanuunsanay ee reer somaliland (Somaliland Mental Health Support organisation) ayaa munasabad weyn ku qabtay xafada Royal borough of Greenwich masjidkooda weyn ee layidhaa Greenwich Islamic centre. Si qaadhan loogu guro dadka tabaalaysan ee maankoodii iyo maskaxdoodi rabi ka qaaday munasabadaasi waxay u dhacday sifiican qaadhan fiicana jaaliyadu way ugu tabarucday […]

FILSHADAYDII WAYNAYD IYO FAHANDARADA BULSHADAYDA

Magacaygu waa Abdirahman abdishakuur waxaan ahay wiil 34 jir oo ku nool magaalada borama . Waxan ka mid ahaa dhalinyuarada ku soo barbaartay markizyada quraanka iyo goobaha barashada diinta islaamka , waxaan xafiday quraanka kariimka ,waxan sanado badan waday tafsiirka qur,aanka iyo kutubta cilmiga ee shareecada iyo diinta , waxaan markasta ahaa mid u gaajooda […]

Sheekada Ayaanle Yare iyo Qoyskiisa

Ayaanle Yare waa wiil dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Burco, gaar ahaan xaafadda loo yaqaan Jarmalka. Da’diisu waxay u dhaxaysaa 18 ilaa 19 jir, waana wiil muddo dheer la noolaa xanuunka dhimirka. Xanuunkaasi wuxuu ku dhacay isaga oo weli dhigta dugsiyada hoose-dhexe ee magaalada, wuxuuna si tartiib ah ugu fiday ilaa uu gaadhay heerkii […]

SMHO General Staff Training – Hargeisa 2024

Nature of the Event We recently had the privilege of hosting a significant event for our Somaliland branch, creating a valuable opportunity to connect with the dedicated team at the forefront of our charity’s mission. This event was designed not only to strengthen our internal team but also to foster greater community involvement by encouraging […]