Xaaladda dhibirka G/togdheer iyo xaaladda bukaan jiifka dhakhtarka maanka burco

Ururka SMHO BURCO wuxu kahawlgalay una kuur galay sidii uu wax uga ogaan lahaa xaaldda dadka dhimirka qaba ee kunool magaalada burco Ururku  waxaa kamida wuxuu qabtay 1- wuxuu diwaan geliyay dadka dhimirka qaba ee kunool magaalada burco 2- wuxuu kaalmaooyin ufidyay dadka dhimirka iyo qoysaskooda 3- Wuxuu daawooyin iyo mucaawanooyin gaadhsiiyay dhakhtarka dhimirka burco … Continue reading Xaaladda dhibirka G/togdheer iyo xaaladda bukaan jiifka dhakhtarka maanka burco

“Shirweynihii ururka SOMHSO oo London lagu qabtay iyo baaq ku saabsan  xaaladda cuduradda dhimirka Somaliland oo ergooyinkii shirku soo saareen”

London-Bishan April 1-deedii waxa ka dhacey shir weyn oo lagaga hadlayey xaaladda dadka qaba xanuunadda dhimirka ee ku nool Somaliland. Shirkan oo uu soo qabanqaabiyey Ururka Somaliland Mental Health Support Organization oo ka hawl gala Somaliland iyo dalka UK, waxaa ka soo qayb galay ergooyin badan oo ka kala yimid goboladda uu ka kooban yahay … Continue reading “Shirweynihii ururka SOMHSO oo London lagu qabtay iyo baaq ku saabsan  xaaladda cuduradda dhimirka Somaliland oo ergooyinkii shirku soo saareen”

SMHSO Presented A Speech at Oxford House

Somaliland Mental Health Support Organization executive team participated highly event occurred Oxford house organized Somali Week Festival and Angalo-Somali Society and present their current operations in Somaliland and plans.  The presentation submit   ted to the participants was mainly concerned about Somaliland mental health support organization’s current operations and support on the ground which has it significance … Continue reading SMHSO Presented A Speech at Oxford House

SMHSO Participated the Event of Mental Health Day Today in Cardiff

World Mental Health Day is celebrated every year on 10 October every year, with the overall goal of the event held around the world is for raising awareness of mental health issues around the world and mobilizing efforts in support of mental health. Thus, Somaliland Mental Health Support Organization participated today a highly organized event … Continue reading SMHSO Participated the Event of Mental Health Day Today in Cardiff

Fundraising Activities for Supporting the Mental Health illness people in Somaliland

The Somaliland Mental Health Support Organization is the only leading organization that works to help mentally ill individuals living in the Somaliland region. SMHSO works diligently to identify the needs of the patients, doctors, and hospitals in order to better serve and support those who suffer from mental illnesses along with their families. The organization … Continue reading Fundraising Activities for Supporting the Mental Health illness people in Somaliland

Hay’adda Oo Xafiis Cusub Ka Furatay Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer

Somaliland Mental Health Support Organization waa hay'ad caalamiya oo ka hawlgasha dhamaan goboladda somaliland fadhigeeduna yahay Cardiff cariga Ingiriiska. Waxa ay hay'addu xafiis cusub ka furatay magaalada Burco ee gobolka Togdheer si ay u dardargaliso hawlaheedda shaqo ee ay ku caawiso dadka la nool xanuunka dhimirka, xafiiskani waxa uu si dhaw uga shaqayn doonaa hirgelinta … Continue reading Hay’adda Oo Xafiis Cusub Ka Furatay Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer