Munaasabad Loogu Gurmanayo Dadka Dhimirka Ka Xanuunsan oo Lagu Qabtay Greenwich.

Ururka caawiya dadka dhibirka ka xanuunsanay ee reer somaliland (Somaliland Mental Health Support organisation) ayaa munasabad weyn ku qabtay xafada Royal borough of Greenwich masjidkooda weyn ee layidhaa Greenwich Islamic centre. Si qaadhan loogu guro dadka tabaalaysan ee maankoodii iyo maskaxdoodi rabi ka qaaday munasabadaasi waxay u dhacday sifiican qaadhan fiicana jaaliyadu way ugu tabarucday ururka si ay ucaawiyaan dadka jilicda san. Ururku wuu umahad celinayaa jaliyada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *