On 29 November, the Somaliland Mental Health Support Organisation (SMHSO) took part in a community fundraising event at Greenwich Islamic Centre. The purpose of the day was twofold: to raise vital funds for our mental health initiatives and to strengthen mental health awareness within the local community. The turnout far exceeded our expectations. We were […]
Munaasabad Loogu Gurmanayo Dadka Dhimirka Ka Xanuunsan oo Lagu Qabtay Greenwich.
Ururka caawiya dadka dhibirka ka xanuunsanay ee reer somaliland (Somaliland Mental Health Support organisation) ayaa munasabad weyn ku qabtay xafada Royal borough of Greenwich masjidkooda weyn ee layidhaa Greenwich Islamic centre. Si qaadhan loogu guro dadka tabaalaysan ee maankoodii iyo maskaxdoodi rabi ka qaaday munasabadaasi waxay u dhacday sifiican qaadhan fiicana jaaliyadu way ugu tabarucday […]

