Xaaladda dhibirka G/togdheer iyo xaaladda bukaan jiifka dhakhtarka maanka burco

Ururka SMHO BURCO wuxu kahawlgalay una kuur galay sidii uu wax uga ogaan lahaa xaaldda dadka dhimirka qaba ee kunool magaalada burco

Ururku  waxaa kamida wuxuu qabtay

1- wuxuu diwaan geliyay dadka dhimirka qaba ee kunool magaalada burco

2- wuxuu kaalmaooyin ufidyay dadka dhimirka iyo qoysaskooda

3- Wuxuu daawooyin iyo mucaawanooyin gaadhsiiyay dhakhtarka dhimirka burco

4- iyo  hawlgallo kale

HALKAN KADAAWO MIDKAMIDA  MUUQAALADII LAGA DUUBAY DADKA DHIMIRKA QABA EE MAGAALADA BURCO

 

 

https://youtu.be/UJlvcej7_kg