SMHSO oo ka gudoomay lacagdhan dumarka reer Cardiff

Ururka somaliland mental health support ama ururka dhibirka ee somaliland ayaa maanta lacag gaadheysa $2914 ka gudoomay waris Abdillahi muxumed,amina Abdillahi iyo layla jamac lacagtaas oy kasoo ururiyeen qarkamid ah dumarka reer somaliland iyo walalahooda somaliyeed ee magalada Cardiff carada boqortoyada Britain.

Lacagtaas oy ugu talagaleen in ay ka qayb qaadato dismaha ka socda dhakhtarka dhibirka ee magaalada hargeysa.

https://www.youtube.com/watch?v=fTZmeMwvTu8