DEGDEG : GABDADH CUDURKA ( HIV AIDS ) QABTA OO HAYSA 3 QOF OO AY WALAALO YIHIIN OO UBAAHAN IN KAALMO LALAGAADHO

Ururka SMHSO BURCO ayaa xaaladeeda kawarhelay gabadh qabta cudurka dilaaga ah ee HIV  haysana saddex qof oo ay walaalo oo iyana qaba xanuunkan

Qoyskan ayaa ubaahan in kaalmo lala gaadho

 

https://youtu.be/YZQcysUIKEA